Home

Waaxaha Cisbitaalka

Qaybaha Adeega Caafimaad ee Cisbitaalka?

Gargaarka Degdegga ah ee Bukaanka

More details

Qaybta Qalliimada Guud

More details

Daawaynta Bukaanka Socodka

More details

Dhalmada, Hooyadda iyo dhallaanka

More details

Daaweynta iyo Daryeelka Caruurta

More details

Daaweynta Neerfaha

More details

Sifaynta Kalyaha

More details

Shaybaadhka guud

More details

Kaydka Dhiigaga

More details

Daawaynta Ilkaha

More details

Physical Therapy & Rehabilitation

More details

Daweynta iyo la talinta HIV/AIDS

More details

X-ray or Radiology Services

More details

Qaybta CT Scan-ka

More details

Daaweynta iyo Daryeelka Xanuunadda Dhimirka

More details

Cisbitaal Taariikh Fac Weyn Leh

Cisbitaalka Guud ee Hargeysa ?

Cisbitaalka Guud ee Hargeysa waxa la dhisay sannadii 1951 markaas oo Somaliland ahayd Maxmiyaddii Boqortooyada Ingiriiska “Britain” iyo “Ireland” illaa haddana waa Cisbitaalka Guud ee Magaaladan Caasimadda ah ee Hargeysa oo inka badan hal milyan oo qof ku soo hoydaan kaasoo u fidiya bulshada adeegyada caafimaad aas’aasiga ah si hee qaran ah oo bulshada gudaha caasimadda, dadweynaha deegaannada degmooyinka Gobolka Maroodijeex, iyo dadweyne badan oo uga yimaadda tayada caafimaad iyo dabacsanaanta ama macquulnimada kharashka daawaynta awgeed dhammaan Gobollada kale iyo daafaha Dalka JSL.

Waxaanu Siinaa Wakhtiga ay u baahan yihiin Bukaankayagu

Hormuudka Cisbitaaladda Qaranka JSL.

200+Dhakhaatiir Khibrad leh
69+Sanadood oo Khibrad ah
260+Bukaan ayaanu Malintii u adeegnaa

Dhakhaatiir Khibrad u leh Takhasus kasta

Waa Goob Daryeel Caafimaad, Daawayn iyo Dejin Maskaxeed u ah Bukaanka

Xidhiidhka Wada Shaqayneed & Iskaashiga